Go,aankii lagu cafiyay dadkii sida xun u dilay Jamal Khashoggi oo laga hor yimid

Wiil uu dhalay Wariyihii u dhashay Boqortooyada Sacuudiga  Jamal Khashoggi ee lagu dhax dilay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga ayaa shaaciyay in ay cafiyeen dadkii ka dambeeyay dilka aabahood. Cafiska ay Qoyska Wariyaha la dilay u fuliyeen dadkii dilay oo Sacuudiga u dhashay ayaa waxaa kasoo horjeesatay gabadhii u doonaneyn Wariye Jamal Khashoggi oo u … Continue reading Go,aankii lagu cafiyay dadkii sida xun u dilay Jamal Khashoggi oo laga hor yimid